Warbixinta Guddiga QM ee dabagalka Soomaaliya

Kooxda Dabagalka Cunaqabataynta Soomaaliya iyo Eretriya ayaa daabcaday warbixintii sannadlaha ahayd oo inta badan xoogga ku saartay ku-xadgudubka cunaqabataynta hubka, musuqmaasuqa, budhcad badeedda; argaixisada iyo is-hortaagga hawlhaha bani’aadminnimada.

Warbixintaasi Qaramada Midoobay oo ka kooban 487 bog, ayaan halkan idinkugu soo gudbineynaa dhowr warbixinood oo aan ka soo qaadnay warbixinta QM. Tan koowaad waxa ay ka hadlayesaa xadgudubka cunaqabataynta hubka.




Comments